Muqdisho (HM)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa soo gabagabeeyay hadalheyntii ka dhalatay khudbadii uu ka jeediyey Jarmalka ee qabsatay baraha bulshadda.
Hogaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa u mahadceliyey culimada “sida nasteexada leh” uga falcelisey “khaladkii ku jiray” khubadiisa, isaga oo cafiyey wadaadada “gaadhay sharafkiisa iyo Diintiisa”.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
