Boobe Yuusuf Ducaalle oo ka mid ah siyaasiyinta Maamulka Somaliland ee Hargeysa ku sugan ayaa ka hadlay xaaladda ka aloosan deegaanka Tukaraq isaga oo weeraray Dowladda Soomaaliya isla markaana sheegay in aysan Somaliland u qireyn maamulkeeda isla markaana waxa ka socda Deegaanka Tukaraq wuxuu ku sheegay dagaal fikri ah waxa ka socda Halkaas.