Hargeysa (HM)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheega in Xildhibaanada golaha wakiilada maamulka Soomaliland ugu jira gobolada Awdal, Sool iyo Sanaag...
Laascaanood (HM) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar markale Jabhadda uu hoggaamiyo Korneyl Feysal Falaalug xalay ay ku qaaday Ciidamada...
Kismaayo (HM)-Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa ugu dambeyn lagu qasbay inuu ogolaado labo qodob oo...
Muqdisho (HM) – Dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay gaashaanka u daruurtay eedaha ah in ammaankii dalka uu faraha ka baxay, waxa ayna sheegtay...
Laascaanood (HM)-Aasaaskii maamul ee Butlaan waxaa bilay ka qayb-galkii Garaad C/qani Garaad Jaamac, oo uu madaxweyne Cigaal ka sheegtay S.Land isla sidda...
Muqdisho (HM)-Dowladda Federaalka gaar ahaan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa sanadihii u dambeeyay waday dedaalo ay aqoonsi ugu raadineyso Baasaboorka Soomaaliya. Howlahaasi...
Kismaayo (HM)-Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada la hadlay ayaa ka warbixiyay shir ay yeesheen Madaxweynaha...
Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho dhiirri gelin iyo dardaar ah ugu tegay ciidamo tababar loogu soo xiray xerada...
Garoowe (HM)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada maamulka Puntland Cismaan Cali Yuusuf (Xoosh), ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin...
Laascaanood (HM)-Idaacadda VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa waxaa ay waraysi xog badan kanbixinaya Hay,adda Socdaalka Soomaaliya la yeelatay agaasimaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada...