Hargeysa (HM)-Taliyaha Ciidanka Maamulka Soomaliland ayaa tacsi u diray sida uu warbaahinta la wadaagay Ciidanka Geeriyooday ayuusan sheegin sababta ilaa hada Ciidankaasoo...
Muqdisho (HM)-Ciidamada ammaanka ayaa shaaciyey in ay magaaladda Baardheere ku toogteen qof dumar ah oo isku soo xirtay walxo qarxa, maanta oo...
Hargeysa (HM)-Gudiga Koomishinka maamulka Soomaliland oo maanta shir ku qabtay Magaalada Hargeysa ee xaruntaas maamulkas ayaa sheegay in Doorashadii Golaha wakiiladu markale...
Laascaanood (HM)-Mas’uuliyiinta degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Khamiista maanta ah waxay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen 22-bastoolad nooca Turkiga sameeyo ah. Saraakiishan...
Laascaanood (HM)-Dowladda Kenya ee uu hogaamiyo Uhuru Kenyatta ayaa baarlamaanka dalkaasi waxay horgeysay mooshin ka dhan ah dalka Soomaaliya gaar ahaan xuduud...
Hargeysa (HM)-Dawladda Seychelles ayaa maamulk Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii budhcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha maamulka Somaliland...
Hargeysa (HM)-Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi iyo xubno kamid ah Golihiisa wasiirada ayaa goordhow ka duulay magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaliland...
Jigjiga (HM)-Taliska Booliska ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu shaaca ka qaadey in ay xabsiga u taxaabeen tobanaan ruux oo aysan daboolka...
Garoowe (HM)-Madaxweynaha maamul goabaleedka Puntland Soomaaliya Siciid Cabdilaahi Deni oo maanta daahfurayey bilawga Qorshaha Horumarinta Puntland ee 4-aad sanadaha 2020 -2024 ayaa Dowladda...
Hargeysa (HM)-Xisbiga Mucaaradka ee uu wato Faysal Cali Waraabe ee Ucud ayaa maanta ka hadlay Xildhibaanadii kasoo jeeday Gobalada Awdal,Sool iyo Sanaag...