Muqdisho (HM) – Maxkamadda ICJ ayaa warbixin cusub kasoo saartay Kiiska dacwadda Badda ee Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kadib go’aankii dib loogu dhigay muddo...
Garoowe ( HM) Ciidamada Amaanka Puntland ee ku sugan Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa maanta xidhay Cabdiraxmaan Axmed Muuse Suldaan Suus...
Garoowe (HM)-Magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa si rasmi ah looga howlgeliyey ciidamo cusub oo loogu magac daray ciidanka tayeynta ammaanka caasimadda garoowe...
Jigjiga (HM)-Jeneraal Berhanu Jula, taliye ku xigeenka ciidamada waddanka Itoobiya ahna madaxa howlgalada, ayaa u sheegay warbaahinta in ay qabteen “xubno ka...
Laascaanood (HM)-Marka aan Leeyahay ma burburtay haybaddii butlaan waxaa aan uula jeeda in uu dhammaanayo qiimihii iyo heerkii ay joogtay butlaan kaas...
Muqdisho (HM) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar...
Kigali ( HM ) Dowladda Rwanda iyo Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in ay dowladda Kigali la wareegto Maxaabiista Tahriibayaasha ah ee...
Muqdisho (HM)-Guddiga Amniga iyo Sirdoonka ee baarlamaanka Australia ayaa warbixin ay u gudbiyeen xeer-dejinta dalkaasi waxay kaga hadleen khatar ay sheegeen in...
Laascaanood ( HM)-Muuse Biixiga Hargeysa ayaa sheegay inaan loo baahnayn in la siyaasadeeyo Ciidamada maamulkiisa , Isagoo Shahaadooyin gudoonsiiyey Qaar kamid Ciidamada ...