Berbera (HM) ― Warka aanu ka helayno magaalada Berbera ayaa sheegaya in hal qof oo dumar ah ay ku geeriyootay magaaladaasi, kadib markii...
Garoowe (HM)-Shirka Maalgashiga Puntland ayaa Axadda maanta ah waxa uu si rasmi ah uga furmay magaaladda caasimadda maamulka Pntland ee Garoowe. Madaxweynaha...
Muqdisho (HM)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta berri ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, halkaasoo...
Muqdisho (HM)-Wasiirka Maaliyadda federaalka, Cabdiraxmaan Ducaale [Bayle] ayaa Sabtidii [14-ka September 2019] waxa uu Muqdisho kula kulmay wasiiradda lacagta maamuladda dalka. Isu...
Nairobi ( HM ) Sharikad qaabilsan dhismaha oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa dacwad ku soo oogtay safaaradda Soomaaliya ee Kenya, iyadoo Sharikaddu...
Muqdisho (HM)– Aqalka Cad ee looga armiyo Mareykanka ayaa xaqiijiyey geerida Xamsa, wiilka hogaamiyihii Al-Qaacida ee geeriyooday Osama bin Laden. War-saxaafadeed soo...
Muqdisho ( HM) Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta si Balaadhan loogu soo dhoweey magaalada Marka, ee Xarunta Ganacsiga...
Muqdisho (HM)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax culus oo Sabtida maanta ah ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Balcad iyo Jowhar...
Laascaanood ( HM)-Madaxweynaa maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ku dhawaaqay in uu maamulkiisu ka noqdey heshiiskii Imaaraadka saldhiga milatari...
Laascaanood (HM) Dr. Cali Khaliif Galaydh Hogaamiyahii Khaatumo ayaa Jawaab ka bixiyey Hadal kasoo yeedhay Taliyaha Ciidamada Milatariga Somaliland Nuux Taani. “Nin Ciidanka...