Sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo ku aaddan maalinta caalamiga ah ee Haweenka adduunka, u diray...
Qoraal ka soo baxay dhawaan xafiiska Qarramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa looga digay dadweynaha reer Muqdisho in ay ka digtoonaadaan gaariga noociisu...
Ciidamada Xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose oo lagu dila xubno ka...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahan Duqa Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda Cudurka...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan guutada Uururka 14-aad ee guutada 14-ka Oktoober ee ku sugan Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow ka ambabaxay Guddiga dowladda Federaalka Soomaaliya u matalaya dhageysiga kiiska Dacwada badda ee taalla Maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa sheegay in todobaadkan uu Muqdisho ka dhacayo shirkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada. Shirkan...
Afhayeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mucalimuu ayaa sheegay in sii-hayaha xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble uu diyaar u...
Cabdi Cali Maalin oo 29-sano jir ahaa ayaa saacad kahor lagu toogtay dukaankiisa oo ku yaalla Tuulada Khayelitsha (Site B) oo ka...
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay dad hor leh oo Cudurka halista ah ee COVID-19 ugu geeriyooday deegaano ka tirsan Maamulkaas, kadib markii...