Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxa uu Qoraal uu u diray Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abu Kheyt oo uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa baaq dg deg ah kasoo saaray xaaladda abaaraha ee Gobolka...
Iyada oo la fulinayo amarka taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ahna madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa dhowrkii maalmood...
Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Puntland ayaa guud ahaanba xirtay Xarunta karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe sida lagu wargaliyey shaqalihii Xarunta. Wararku waxaa ay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa DowladdaTalyaaniga la saxiixatay heshiis Deyn cafin ah oo daba socda go’aankii wadamada Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay...
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Qoyska, Ehelada, Asxaabta iyo Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Madaxweyne Farmaajo...
Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Geerida Cali Mahdi ayaa...