Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadleen khasaaraha hantiyeed...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guleed Khadar ayaa waxaa ka hadlay dabka khasaaraha badan dhaliyey ee ka kacay Suuqa Waaheen...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka murugaysan khasaaraha dabkii xalay ka kacay suuqa weyn ee magaalada Hargaysa ayaa Alle...
Maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa si adeg uga horymid tallaabooyin ay qaadeen Guddiga doorashooyinka heer Federaal, kadib markii Liiska Xildhibaanada cusub...
Dab khasaaro farabadan dhaliyey ayaa xalay ilaa iyo saaka ka ololaya Suuqa ugu weyn Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, kaasi oo baabi’iyey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilshada bisha barakeysan ee...
Xubno ka tirsan Guddiga doorashada Federaalka ayaa shaaciyey iney kalsoonidii kala laabteen Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Muuse Geelle Yuusuf. Qoraal ay soo saareen...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa in Qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 (2022) ee ku saabsan waajibaadka cusub...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta kulan la qaatay Guddoonka Guddiga doorashooyinka heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayeyaasha...