Ciidamada Somaliland oo ku gaashaaman Noocyada kala duwan ee Hubka ayaa la wareegay degmada Tukaraq oo ahayd halka ugu baqan ee Canshuuraha...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Garoowe, Halkaasi oo si Balaadhan loogu soo...
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal dhamaystiran Waraysi Kulul oo dhexmaray Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur iyo Wariye ka tirsan Telefishinka Horn Cable. HALKAN...
Wasiirada cusub ee Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha, Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa maanta lagu dhaariyay kulanka Guddiyada joogtada ee Golaha shacabka oo ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay garoonka cusub ee diyaaradaha Garowe, halkaasoo si...
Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe waxaa ka socota Munaasibad lagu soo dhoweynayo Madaxweyne Farmaajo oo markii igu horeysay soo gaadhay deegaanada maamulka Puntland-Soomaaliya....
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu saakay u ambaxo Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Waxaa uu...
Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha xajka. Wasaarada ayaa xustay in ay...
Sida ay sheegtay Dowladda Sucuudiga, amiirradan aanan magacyadooda la shaacin waxa ay ka cabanayeen laba arrimood. Waxa aanay ku faraxsanayn inay iyagu...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa isku tilmaamay in uu yahay qof degen oo fayow isagoo si xanaaq ah uga jawaabay buugga laga...