Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Qardho oo ka tirsan Puntland. Wafdiga...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas, oo shir jaraa’id ugu qabtay garoowe ayaa ka hadlay Duulaan Somaliland ku Qabsatay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool,...
Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland Mr Ciise ayaa Diiday inuu ka Hadlo Dagaaladii Shalay ka Dhacay aaga Gobolka Sool ee Dhanka Puntland...
Baashe Maxamed Faarax oo Ah Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Somaliland Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC oo Maanta Shir Jaraa,id ku Qabtay Magaalada Hargaysa...
Waxaa gabi ahaanba la joojiyay isu socodkii u dhaxeeyay maamulada Somaliland iyo Puntland, gaar ahaan gaadiidkii ka tagi jiray Puntland ee aadi...
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Cabdi Faarax Juxa oo ka hadlayay munaasabad uu xilka ku wareejinayay, ayaa...
Waxaa Saaka degan xaalada tuulada Tukaraq oo dagaal uu shalay ku dhexmaray ciidamada maamulka Puntland iyo Somaliland, iyadoona Dadka deegaanku ay sheegayaan...
Cali Cilmi Warsame Cali Maraykan oo Goor Dhawayd La soo Xidhiidhay Warbaahinta ayaa Ka Hadlay Dagaalkii Maanta Galinkii Hore ka Dhacay Degmada...
Wararkii ugu Danbeeyey ee Shabada Wararka Horufadhi.com ka Helayso Deegaanka Tukaraq ee Gobolkaasi Sool ayaa Ku soo Waramaya in Wali Halkaasi ay...
Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa Hadalo kulul Warbaahinta isku Mariyey kadib markii Ciidamada S.land ay Saaka gelinkii hore si fudud ku qabsadeen...