WARARKA SOOMAALI

Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Reer-galbeedka oo ka socda Itoobiya

Bannaanbaxyo waaweyn oo ka dhan ah Reer Galbeedka ayaa saaka ka bilowday guud ahaan dalka Itoobiya sida ay ku warrantay warbaahinta dalkaas.

Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya iyo magaooyin kale oo ka tirsan Itoobiya ayaa waxaa ka socda bannaan-baxyadan oo lagu diiddan yahay fara-gelinta dalalka Reer Galbeedka ee arrimaha gudaha Itoobiya.

Dadkan banaanbaxyada samaynaya ayaa wata boorar ay ku qoran yihiin erayo muujinaya dareenkooda ku aadan sida ay u diiddan yihiin fara-gelinta la sheegay in dalalka Reer Galbeedku ku hayaan gudaha Itoobiya.

Banaanbaxyadan ayaa ku soo beegmay xilli dalalka reer galbeedku iyo hay’adaha caalamigu ay dowladda Itoobiya ku cadaadinayeen in ay joojiso colaadda ka

Banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Reer-galbeedka oo ka socda Itoobiya
To Top