Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku bur buriyeen gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo saqdii dhexe ee xalay Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti iyo dagaalyahno hubeysan...
Garoonka diyaaradaha Ugaas Khilaaf ee Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa arroortii horey ee saakay ka degay diyaarado siday Ciidamo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo Ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ee AFRICOM ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka...
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulamo saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxda dowladda Federaalka iyo qaar kamid ah Madaxweyneyaasha maamul...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka qeyb galaya Munaasabada sanad guurada labaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa...
Dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa habeenimadii xalay ahaeyd ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda kumeel gaarka ah ee...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dubbe ayaa sheegay in dowladda Federaalka aad uga fiirsatay mowqifkii ay ka qaadatay khilaafkii soo...
Waxaa maalintii shalay aheyd Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga kulan ku yeeshay Diblumaasiga ugu sareeya Turkiga Mevlut Cavusoglu iyo Milkiilaha Shirkadda laga...
Afhayeenka Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa ka hadlay qaraxii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay...