Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Madi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay xakameynta cudurka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar deg deg ah siiyay Hay’addaha amniga dowladda, kadib markii xalay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar duqeyn diyaaradeed oo kooxda Xuutiyiinta la beegsatay Garoonka diyaaradaha Magaalada Abha oo ku...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) oo kaashanaya qaybta amniga ee AMISOM ayaa bilaabay tababarka bedqabka doorashada iyo dadka ka shaqaynaya. Tababarkaan ayaa...
Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa sheegay in ay degaan ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ku qabteen Gaari nooca Soomaalida u taqaano...
Faah faahino kal duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo la yaab ku noqotay dadka deegaanka, kadib markii ay kusoo waabariisteen meydadka saddex qof...
Dabley hubeysan ayaa xalay weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku qaaday Bar koontarool oo Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Maamulka Hirshabeelle ku...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay xakameynta iyo ka hor tagga soo labo kacleynta...
Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’addaha amniga ayaa habeenkii xalay aheyd dhagxaan waaweyn ku xiray Isgoyska Dabka ee Magaalada Muqdisho oo kamid...