Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa salaadii casir ee galabta kadib ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka...
Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa loogu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada dalka ka jira inay...
Midowga Musharaxinta ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga Musharraxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha...
Mareykanka ayaa soo saaray digniin cusub oo ku wajahan diyaaradaha rayidka ah ee ka duulaya hawada Kenya, sababo la xiriira weerarada Al-Shabaab....
Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha laguna magacaabo Airwars ayaa sheegtay in weerarrada uu...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa kooxo hubeysan oo xalay gudaha Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku dilay Wariye hore oo...
Koox hubeysan oo burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay xaafad ka tirsan Magaalada Cape-town ee Caasimadda dalkaas waxaa ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa Guddi u magacaabay baarista weerarkii lagu qaaday Musharaxiinta iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilka sii-haya Maxamed Xuseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay Hotelka Decale...