Waxaa maanta oo Isniin ah la filaya in magaalada The Hague ee dalka Nederland ka furanto dacwadda muran xudeedka Badda ee u...
Guddiga gurmadka abaaraha ee xukuumadda Soomaaliya u xil saartay ka jawaabista xaaladaha abaaraha ayaa sheegay in ay heleen jawaabo wax ku ool...
Dowladda Kenya ayaa ka baxday kiiska dacawadda badda Soomaaliya ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kaasi oo qorshaha uu ahaa in maalinta berri ah...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa magaalada Qaahira kaga qeyb galay shirk 31aad ee Diimaha...
Murashax Daahir Maxamuud Geelle oo Afhayeen u ah Golaha ay Midowga Murashixiinta ayaa ka hadlay qarax loo dhigay ciidamo ka tirsan Milatariga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoogaaminayay ayaa duhurnimadii Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo dhaweeyay...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 126 xaalado cusub...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku booriyay in ay qabato doorashada aan daah laheyn, si loo dardar geliyo...
Taliyaha qaybta 21-aad ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Jen. Maxamed Cadoow Cali Sanka oo kormeer shaqo kumaraya fariisimaha Ciidamada ayaa saaka kormeer...