Al-Shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay waxaa ay weerar ku bilowday qarax Is-miidaamin ah ku qaaday saldhig ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Wakiilka gaarka ah...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir kusoo bandhigay maandooriyeyaal farabadan iyo rag dhallinyaro ah, kuwaasi oo...
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federalka Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta guddoomiyey shir ay isugu imaadeen hay’addaha ka shaqeeya arrimaha Bin’aadanimada oo...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa dekada caasimadda ah ee Muqdisho kula wareegey gaadiid ay Dowlada Turkiga ugu deeqday...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa xukun dil toogasho ah ku riday 10 nin oo ku eedeysan inay katirsan ...
Nin hubeysan oo watay qori ayaa saaka waxa uu magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku dilay Taliyihii saldhiga galbeed ee caasimadda...
Dagaal u dhexeeya ciidanka deegaanka ee SSC iyo ciidanka maleeshiyadka Muuse Biixi ayaa maanta oo Axad ah mar kale dib uga qarxay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada deeganadii laga xoreeyay Al-Shabaab ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi...