Al-Shabaab ayaa saaka weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Saldhig ay ciidanka Midowga Afrika gaar ahaan kuwa Uganda ay ku leeyihiin degmada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdisho, kaas oo...
Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga...
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ee laga hago meelaha fog-fog ayaa Maanta ka dhacay degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir, gaar...
Waxaa Maanta oo khamiis ah deegaanada dowlad Goboleedka Puntland si rasmi ah uga bilaabatay doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka Maamulkaas,...
Waxaa Maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka dhaqan galay Go’aankii laba bil kahor kasoo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee ahaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharm El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyadda ay leedahay in...
Taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin kooban ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo ay laba...
Saadaasha wareega labaad ee Doorashada Madaxweynaha ee dalka Turkiga ayaa u muuqata inuu Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan mar kale ku guuleysan doono....
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa taageeray doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, xilli ay taagan tahay xiisad ka dhalatay doorashada...