Sida oo maanta oo sheegay gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya Jawaari ayaa sheegay in dib loo dooran doono laba kursi oo ah xildhibaanada golaha...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Madfac maalintii shalay ku habsaday Caruur iskuuley ah degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho xili ay ku...
Gudoomiyaah Golaha Guurtida maamulka Hargeysa ee Somaliland Saleebaan Gaal ayaa weerarkii ugu cuslaa oo dhanka ah Afka ah ku qaaday Dowlada Somalia...
Kolanyo ay wateen ciidanka AMISOM ayaa la sheegay inay burburiyeen Warshadda Dharka ee degmada Balcad, oo la sheegay inuu jiiray mid ka...
Qarax miino ayaa maanta duleedka Muqdisho lagula eegtay kolonyo ay la socdeen Guddiga Gurmadka Abaaraha, iyadoo aanay jirin wax khasaare ah oo...
Maamulka Hirshabeelle ayaa amray in la xiro isbitaalka Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle oo ay gacanta ku hayso hay’adda Intersos ee...
Magaalada Buuhoodle iyo Deegaanada Hoos yimaada ayaa waxaa ka taagan Xaalad adag, Iyadoona dadkii ugu Badnaa oo Xiligan ku dhow 400 oo...
Shaqaalaha Dekedda weyn ee magaalada Berbera oo maanta kulan balaadhan ku yeeshay magaalada Berbera ee Gobalka saaxil ayaa waxaa ay eedeyn kulul...
Xaalada adag ee abaarta ka dhashay ayaa keentay in dadkii iyo duurjoogta ku dagaalamaan ceel biyoodyo ku yaal tuulooyinka Ceeg iyo Ceel-xume...
Maamulka Somaliland ayaa isku diyaariyey inuu Duulaan Cusub iyo Weerar ku Qaado magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool, Waxaana Ciidamo Tiro badan ay...