Hargeisa ( HM) Xisbiyada siyaasadda Somaliland ayaa heshiis ku gaadhay in sannadkan ay dhacdo Doorashada Baarlamaanka iyo Deegaanka, taasi oo Mudooyinkii dambe...
Muqdisho (HM) – Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa xalay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe ku qabtay nin looga shakiyey in uu ka...
Nairobi ( HM) Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Puntland, iyo Hoggaamiyihii ururkii USP Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ku geeriyoodey magaalada...
Dhuusomareeb (HM) – Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey wejiga hore ee shirka dowlad goboleedyada uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug iyada oo...
Gaalkacyo ( HM ) Aabe Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ah 80-jir ayaa maanta ka mid noqday ardayda u fariisatay imtixaanka qaran, gaar...
Dhuusamareeb (HM) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa noqday madaxweynahii labaad ee khudbad ka jeediya shirka wadatashiga dowladaha xubnaha ka...
Dhuusamareeb (HM) Madaxwaynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa wuxuu ka jeediyey shirka maanta uga furmay magaalada...
Dhuusamareeb (HM)-Wasiirka amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa sheegay sababta ay Puntland ciidamo aad u badan u geysay Dhuuso mareeb, ay tahay ...
Laascaanood ( HM) Somaliland ayaa ka hadashay xiisadda dublamaasiyadeed ee ka dhalatay xidhiidhka ay la samaysay Taiwan, socdaalka arintan la xidhiidha ee...
Garoowe (HM) – Ciidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay xabisga dhigeen labo taliye oo ka tirsan saraakiisha sar...