C.raxakiin Cabdullahi Camey a ayaa sheegay in dekeda Berbera iyo Saldhiga Berbera ay Saxeexday Dawlada Soomaaliya, Islamarkaana maamulka Somaliland uu ka tirsan...
Dowladda Soomaaliya gaar ahaan wasiirka Kaluumeysiga Xukuumadda Dr. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi oo lahadlay Telefishinka Somali Cable ayaa ka hadlay Arimo kala duwan...
War goordhaweyd nasoo gaadhay ayaa sheegaya in lasii daayey Wariye C/maalik Muuse Coldoon oo Xabsi ku yaalla Hargeysa ku jiray dhowrkii bil...
Wasiirkii hore ee arimaha dibada ee Ethiopia Dr.Tedros Adhanom ayaa ku guuleystay hogaaminta hay’ada caafimaadka aduunka ee loo yaqaano WHO.Dr.Tedros waxaa la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Magaalada Doha ee Dalka...
Wadamada Sacudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka mamnuucay wadamadooda taleefishinka caanka ah ee Aljazeera kadib markii dowlada Qadar ay taageertay dowlada...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Adem, Wasiirro, Xildhibaano ka tirsan labada...
Qarax xooggan ayaa goor dhow oo galabta ah ka dhacay meel u dhow dekeda Muqdisho ee degmada Xamar Jajab, iyadoo warar kala...
Gudoomiyaha Shirkadda Dalxiiska ee Magool Samafalle Maxamed Yuusuf Tigey ayaa umadda Soomaaliyeed isaga oo geed dhakadii saaran wuxuu ugu baqay in ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqdo magaalada Doha ee dalka Qadar, kaddib markii uu...