Muqdisho (HM)-Qaar kamid ah xubnaha garsoorka dowladd goboleedka Gal-Mudug oo ku sugan magaalada Cadaado ayaa ka cabanayo mushaar la’aan heysato muddo ka...
Muqdisho ( HM) Ihaan Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Koongareeska Mareykanka ayaa sheegtay inaan la aamusin doonin ka dib markii...
Gaalkacayo (HM)-Maamulka Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa ka hadlay lacag dheeraad ah oo shacabka ku dhaqan degmada Ceelwaaq ay kusoo rogeen ururka...
Muqdisho ( HM) Aweys Maxamed Diinle oo ah aabaha dhalay wiilka dhalinyarada ah ee lagu dilay degmada Waaberi ayaa muddo kadib sheegay...
Muqdisho (HM)-Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka Guddiga Amniga oo looga hadlayay...
Laascaanood (HM)-Shirkan oo looga hadlayay amniga iyo arrimaha Kufsiga ayaa lagu qabtay magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Shirka ah oo ahaa...
Garowe (HM)-Maamulka Puntland ayaa faafin rasmi ah kusoo saaray warqad horey loogu diray taliyaasha ciidamada kala duwan ee Puntland, oo lagu wargelinayay...
Hargeysa ( HM ) Somaliland dib u aqbashay Warqada Go-home oo ay hore u joojisey, taasi oo la goosan jiray marka la tagayo...
Hargeysa (HM)-Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Xukuumadiisa, waxyar un kadib markii uu maanta qaar kamid ah bulshada...
Hargeisa (HM ) Magaalada Hargeisa ayaa maanta waxaa laga Tukaday Salaad Roob doon ah, Waxaana hadalo ka jeediyey Culimada iyo Qaar kamid...