WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Culimada Muqdisho oo Bayaan xasaasi ah kasoo saaray Shirka Doorashada

Majmaca Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay taageero u muujiyeen shirka arrimaha doorashooyinka oo ka socda Magaalada Muqdisho.

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa waxa ku baaqeen in la taageero kulanka ay dowlada federalka iyo madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir uu ugaga socda magaalada Muqdisho.

Kulanka kadib ayaa waxaa Hay’adda Culimada Soomaaliyeed kasoo saareen Bayaan ay ku taageerayaan shirka, iyaga oo sidoo kale baaq iyo talooyin kala duwan u jeediyay hoggaamiyeyaasha Soomaalida.

Halkaan riix si aad u Daawato Muuqaalka iyo Warbixinta.

SOMALI NEWS

To Top