Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Magaacabay xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Jubaland kuwaas oo laga sugayey Muddo badan.
Liiska Cusub ee Wasiirada waxaa kasoo dhex muqday Siyaasiyiin culus oo mucaarad ku ahaa Madaxwayne Madoobe, waxaana laga xusi karaa C/naasir Seeraar iyo kuwa kale
Sidoo kale Wasiirada cusub ee Jubbaland waxaa ku Jira Gen. Maxamed Warsame Darwiish iyo Maxamed Ibraahin Oogle iyo Maxamed Cabdi Qaliil.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa magacaabista Golihiisa Wasiirada laga sugayay ku dhawaad 2 sanno, kadib doorashadii 2019.
Halkaan ka Daawo Akhrinta Magacyada Golaha Wasiirada Cusub.
