Muqdisho (HM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ay gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda dowlad Goboleedyada.Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa ay kala yihiin:
- Cabdiwali Maxamuud Cilmi
- Maxamed Xassan Maxmed
- Mahad Dheere Xaashi
- Mowliid Mataan Salaad
- Faadumo Maxamed Cabdullaahi
- Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
- Caasho Abuukar Qaasim
- Madiina Adan Malaboow
- Cabdinuur Maxamed Axmed
- Saciido Maxamed Muscid
- Maxamed Aadan Cusmaan
- Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
- Axmed Maxamed Ducaale
- Caydaruus Saalax Yuusuf
- Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
- Liban Abukar Osman.
- Yusuf Mohamed Kheyr
- Muse Geelle Yusuf
- Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
- Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
- Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
- Liibaan Axmed Xasan
- Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
- Cabdinaasir Maxamed Guuleed
- Maxamed Maxamuud Caddow.