Muqdisho ( HM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada hadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Khudbadii Madaxwayne Farmaajo oo dhamaystiran Daawasho wacan.
Horufadhi News