WARARKA SOOMAALI

Gudoomiyaha aqalka sare oo eedo u haysta Guudomiyaha aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya..

Muqdisho (HM)-Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa codsaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud ee dalka.


Warqadan kasoo baxday Gudoomiyaha Aqalka sare oo la gaadhsiiyey Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu sheegay in golaha shacabka wax ka bedel ku sameeyeen 27-qodob oo katirsan xeerka maareynta maaliyadda dalka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa muujinaya khilaafka ka dhex jira Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay.

SOMALI NEWS

To Top