WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Warbaahinta gudaha Soomaliland oo soo bandhigtay xiisadda siyaasadeed ee Hargeysa.

Hargeisa  ( HM) Mudooyinkan dambe waxaa  maamulka Somaliland ka jiray muran siyaasadeed oo u dhexeeyay Xukuumada iyo Xisbiyadda mucaaradka, iyada oo guddi is xilqaamay uu dhex dhexaadin ka dhex wado labada dhinac.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Maxamuud Xaashi Cabdi  oo ahaa Wasiirkii Hore ee Madaxtooyadda Somaliland ayaa ku dhowaaqay damaciisa ku aadan inuu Noqdo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Iyadoona Muuse Biixi iyo Maxamed kaahin uu midkasta Damac uga jiro Hogaanka Xisbiga Kulmiye.

 

SOMALI NEWS

To Top