WARARKA SOOMAALI

Xayir Maareeye oo u hanjabay odayaasha u hoggaansamay amarka Al-shabaab.

Muqdisho (HM)-Dowladda Soomaaliya oo markii ugu horeysay ka hadashay ergooyinka u hogaan-samay amarka AlShabaab ayaa ugu goodisay in ay ka qaadeyso talaabo adag.

War-saxaafadeed xukuumadda federaalka ah kasoo baxay ayaa waxaa lagu caddeeyay in odayaasha illaa iyo haatan ay soo bandhigtay kooxdaasi ay qaar yihiin “kuwa been abuur ah”.

Xoogaga gacansaarka la leh shabakadda Al-Qaacida ayaa waxaa soo bandhigtay tobanaan odayaal ah, kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka kala yimaadeen gobolo kala duwan.

Hoos ka akhriso bayaanka

SOMALI NEWS

To Top