Hargeisa ( HM) Wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay inay korodhay Khasaaraha ka dhashay Rasaastii ay dabley Hubaysan ku Furtay Dad ku sugnaa Gudaha deegaanka Ceel-Afwayn.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxay sheegeen in dhimashada guud ee Weerarkii ugu dambeeyay uu gaadhayo a 7-Ruux oo isugu jira 4 haween ah iyo 3 Dumar ah, Waxayna tacsi u direen Ehelada ay dadkaasi ka geeriyoodeen.
Wasiiradda ayaa sheegay in Dadkii kasoo Horjeeday Xaaladii degdega ahayd ee lagu soo Rogay Ceel-Afwayn hada Tallo looga baahan yahay.
Qurbajoogta Somaliland iyo Dad ku sugan gudaha Deegaanka ayuu ku eedeeyay inay ka dambeeyaan Colaada deegaanka ee soo Noq-noqotay.