WARARKA SOOMAALI

Akhriso:-Xildhibaanada Puntland oo Mooshin ka gudbiyey Maxakamadda Sare ee Maamulkaas…

Garoowe (HM)-Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa mooshin ka gudbiyay Maxkamadda Sare ee Puntland,iyagoo ku eedeeyay qoddobo ay ka mid yihiin caddaalad darro iyo musuqmaasuq.

Eedeymaha loo soo jeediyay Maxkamada Sare ee Puntland ayaa waxaa kale oo ka mid ahaa in khilaaf muddo dheer uu ka dhex jirey xubnaha Maxkamada Sare ee Puntland taasoo la xalin waayay.

Halkan hoose ka aqriso mooshinka laga gudbiyay maxkamada sare ee Puntland.

SOMALI NEWS

To Top