WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dagaalka Ceel-Afweyn kuna dhaggan Puntland-Video

Hargeisa (HM ) Gudoomiyaha Xisbiga ucid Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo kala duwan u jeediyey Muuse Biixi, Wuxuuna si gaar ah ugu eedeeyay Arinta Doorashooyinka  oo Mudooyinkii dambe uu muran ka taagnaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale Faysal Waraabe oo ka hadlayey Colaada Ceel Afwayn oo dad badan ay ku Nafwaayeen ayaa si lamid ah Xukuumadda Kulmiye ku eedeeyay,  Wuxuu sidoo kale baaq u diray dhinacyada ku dagaalamaya halkaasi. “Masiibada ka dhacday Ceel-Afwayn waxaan leenahay dadka ku Ordaya Naarta, Naarta ka jooga”.

SOMALI NEWS

To Top