WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood oo Horumar Xoogan ka samaysay Caafimaadka iyo Doorka Cisbitaalka MANHAL-Video

Laascaanood ( HM) Cusbitaalka u Adeega shacabka LASCANOD MANHAL HOSPITAL waxaa uu ogeysiinayaa bulshada gobolka Sool iyo Nawaaxigiisa inuu ka Shaqo ka bilaabay   Cisbitaalka  Dr KAAMIL FAKHROW oo ku Takhasusay Cudurada ku dhaca SANKA , DHEGAHA Iyo CUNAHA ( ENT) isla markaa mudo ka badan 10 sano ka soo shaqaynayey Takhasuskiisa, una dhashay dalka Suuriya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Adeegyada Caafimaadka Ee MANHAL HOSPITAL ka heli doontid ayaa isugu jira Baadhitaan , Daaweyn iyo  Qaliimo.

Magaalada Laascaanood ayaa Mudooyinkii dambe waxay Horumar xowli ah ka samaysay dhinaca Caafimaadka, waxaana gobolka laga Fuliyey Barnaamijiyo Caafimaad oo kala duwan, waxaana Xarumaha Caafimaad ee ka howlgala ay Bilaabeen inay keenaan Dhakhaatiir Khibrad wanaagsan u leh Arimaha Caafimaadka, taasi oo keentay in Bulshada inteeda badan ka Baaqsadaan inay dalka Debediisa ama magaalooyin durugsan safar u galaan.

FAAHFAAHIN    KALA XIDHIIDH : 753219 / 4901455

SOMALI NEWS

To Top