WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweyne Farmaajo oo si kulul uga hadlay Banaanbaxyadii iyo askartii Shacabka laysay-Video

Muqdisho (HM)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa goordhow la hadlay qaar kamid ah shacabka Magaalada Muqdisho isaga oo ka hadlay dibad baxyadii waa weynaa ee maanta ka dhacay Muqdisho kadib markii Askari kamid ah Ciidamadda Dowladdu uu dilay wiil yar oo Moota Bajaaj watay iyo Wiil kale oo la socday falkaas oo uu ka dhashay banaanbax rabshado xooggan wata.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top