Hargaysa (HM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Hargaysa ee Soomaliland ayaa sheegaya in uu wasiirkii howlaha guud iyo Guryeynta Abdirashiid Xaaji Ducaale Qambi uu la dhacay Gaadhigii uu watay xili uu safar shaqo ku joogay deegaano ka tirsan Galbeedka Soomaliland.