WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cali Khaliif Galaydh Hargeysa uma imaan Casuumaad iyo Cunto, Xiisad cusub-Video

Hargeisa  ( HM ) Waxaa magaalada Hargeisa Warbaahinta kula hadlay Siyaasi Cali Cantar oo sheegay in Xukuumadda  Somaliland aysan Diyaar u ahayn dhaqan gelinta Heshiiskii Khaatumo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Dr. Cali Khaliif Galaydh  oo halkan Hargeisa Jooga,   Laba Sano ayaa kasoo wareegtay inta la Cel-celinayo,   Waxaana hada soo baxaysa in la doonayo in lala hadlo DF-Somalia, Maxaa lagala hadlayaa DFS hadiiba ayna Somaliland mid ahayn” Ayuu yidhi.

“Hadii heshiiska la dhamaystiri wayao Khaatumo dib ayay Noqonaysaa,  Kuwa halkan joogana way iska tagi doonaan, Cali Khaliif Hargeisa Casuumad uma imaan ee howl-ka wayn ayuu u yimid” Ayuu yidhi Cali Cantar.

SOMALI NEWS

To Top