WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood shacabka oo taageeray Gen Moorgan oo u sharaxan Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Somaliland oo-Video

Shacabka magaalada Laascaanood ayaa soodhawayay Gen maxamed Siciid moorgan oo Ku dhawaaqay inuu utaagan yahay Xilka Madax Tinimo ee Maamulka puntland,shacabka Laascaanood ayaa Gen Moorgan waxaa ay ku sheegeen in uu yahay Hoggaamiyihii maanta ay u baahneyd Puntland.

HALKANM KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top