WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan Goodax Barre“Waxaa Dalka khal khal galinaya Waa Xasan Sheekh iyo Saaxiibadiis”-Video

Xildhibaan C/laahi Goodax Barre oo Kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo ragii la shaqeynayay fowdada dalka haatan ka jirta.

Xildhibaan C/laahi ayaa sheegay in ay hayaan cadeymo muujinaya in Xasan Shiikh Maxamuud uu Taleefan kula soo hadlo waqti walba ragga mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana uu ku dhiirigaliyo khalkhalka lagu hayo dowladda Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top