WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Saleebaan Koore Wasiirka Biyaha Somaliland mise Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Somaliland-Video

Wasiirka Biyaha Maamulka Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa u muuqda in uu noqday Afayeenka Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi kadib markii uu bilaabay in uu Saxaafadda ka qaabilo safar kasta ama socdaal kasta oo uu Muuse Biixi Dalka uga baxo dibadda,Saleebaan Cali Koore ayaa safarkii uu dhawaan Muuse Biixi kaga baxay Hargeysa ee ku aaday imaaraadka waxaa garoonka saxaafadda kula hadlay isla markaana u faahfaahiyey ujeedka safarka Muuse Biixi,isla sidaas oo kale maanta ayuu Muuse Biixi kusoo laabtay Hargyesa waxaana Saxaafada la hadlay Saleebaan Cali Koore Wasiirka Biyaha Somaliland oo isagu shaqo ahaan aysan quseyn shaqadan uu Muuse Biixi u hayey maalmihii la soo dhaafay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top