WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaad ka taqaanaa Dalka doonaya in uu dhex dhexaadiyo Dowladda Soomaaliya iyo Imaaraadka-Video

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ayaa amray in guud ahaanba Soomaaliya laga saaro shirkadda DP World.

Shirkadan ayaa loo haystaa iney gashay heshiis aysan waxba kala socon dowlada Soomaaliya, iyadoo ku doodeysa in heshiiskaas ay la gashay Somaliland oo ay dal ahaan u aqoonsan tahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Laakiin, waxaa jira dalal Carabta ah oo doonaya iney dhex dhexaadiyaan Imaaraadka iyo Soomaaliya, kuwaas oo xariirkoodu gaaray meel aad u sareysa

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Axmad Ciise Cawad  ayaa sheegey in dal ka tirsan ururka Jaamacada Carabta dhexdhexaadin doono wadanka Soomaaliya iyo Imaraadka.

SOMALI NEWS

To Top