WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Turkiga oo dib u dhis ku sameynaysa Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya-Video

Dawlada Somalia ayaa Dawlada Turkiga Kala Heshiisay Sexeexna Kala Samaysay Mashruuc Dib loogu Dhisayo Xarunta uu ku Shaqeeyo  Barlamaanka Somalia ee loo Yaqaano Guriga Umada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dawlada Turkiga ayaa ah Garabka Koobaad ee Umada Somaliyeed Waxaana Dawlada Turkigu Maalinkasta Somalia ka Caawisaa Caqabad kasta oo Soo Wajahda.

SOMALI NEWS

To Top