WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Cabdiraxmaan Cirro oo Muuse Biixi Su,aal adag ka waydiiyey mashruucii Biyaha Hargeysa ee Xumba-weyne-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Ciro oo maanta warbaahinta ku hadlay Hargeysa isla markaana ka hadlayey Heshiiskii Maamulka Somaliland la galay imaaraadka iyo Itoobiya ayaa waxaa uu ka hadlay Mashruucii Biyaha loogu soo saarayay Hargeysa oo dhawaan xukuumadda Kulmiye sheegtay in uu fashilmay isla markaana aysan wax Biyo ah Hargeysa usoo socon.Ciro ayaa su,aal adag waxaa uu hor dhigay Muuse Biixi isaga oo sheegay in uu ka war sugayo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top