WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xisbiga Waddani oo waxba kama jiraan ku tilmaamay Heshiiskii Maamulka Somaliland la galay shirkadda DP-World-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro oo maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aysan waxba ka aqoonsaneyn Heshiiskii Sadex geesoodka ahaa ee Maamulka Somaliland la galay Shirkadda Imaaraadka Carabta laga leeyahay ee DP World iyo itoobiya oo saami Balaadhan ku yeelan doonta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdiraxmaan Cirro waxaa uu sheegay in Heshiiska oo uu ku shegay mid mugdi badan iyo qarsoodi badan dhex ceegaago waxaana uu ku tilmaamay wax cad in la keeno oo la aqbali karo.

 

SOMALI NEWS

To Top