C.laahi Xuseen Cige oo ka tirsan Xildhibaanada Somaliland ayaa eedayn Culus ku miisay Faysal Cali Waraabe Gudoomiya Xisbiga UCID Wuxuuna ka jawaabay hadalo dhowaan kasoo yeedhay.
HALKAN KA DAAOW VIDEO
“Faysal Cali Waraabe Waa Bulaacad Afkiisa waxkasta kasoo baxayaan, Wuxuu ahaa ninkii Basaaska u ahaa Siyaad Barre, Wuxuu waayey Faysal wax u jawaabay mar hore in dadka laga qabto ayay ahayd, Waxaan leeyahay Qayli ama ha Qaylin, Dawladda Muuse Hogaamiyo maaha midii wax bixinaysay “ Ayuu yidhi Cige.