WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa ka jira in Maamulka Somaliland uu ka jaray Lacago uu siin jiray Abwaan Hadraawi-Video

Maamulka Somaliland ayaa la sheegay in uu Lacag uu siin jiray ka jaray Abwaanadda ugu waa weyn deegaanada Maamulkaas oo uu kamid yahay Abwaan Hadraawi oo kamid ah Abwaanadda ugu caansan guud ahaan dhulka Soomaalida.

iyaddoo hadalkan si aad ah la iskula dhexmarayo warbaahinta ayaa Abwaan Hurre walan-wal oo ay walaalo yihiin Abwaan Hadraawi,waxaa u warbaahinta u sheegay in ay arrintaas jirto isla markaana aysan Labadii bilood ee lasoo dhaafay wax lacag ah usoo dhicin Abwaanka.waxana uu intaas raaciyey in uu xidhiidh la sameeyay la sheegay in loo soo deyn doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top