Dawlada Fadaraalka ee Dalka Somalia ayaa Maanta ku Dhowaaqday inay Dib Uga Fiirsanayso Shirkada Sahal oo Qaabilsan Gaadiidka Dadka Geeya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka ee Dawlada Somalia ayaa Maanta Booqday Xarunta Hay,addaasi Waxaana uu la Kulmay Madaxda iyo Masuuliyiinta Shirkada Sahal.