WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo mar kale ka hadlay Dagaalka Sool iyo eedeynta Dowladda Somaaliya-Video

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Shir jaraaid Maanta ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Colaada Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool isaga oo Sheegtay in Deegaanadaasi ay ka mid Yihiin Maamulka Somaliland Sida uu Hadalka u Dhigay Puntland na ay Gardaroonayso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka Kale Waxaa u sheegay in Somaliland Nabad Doonayso Hadii la helayo isaga oo Maamulka Puntland u Sheegay in Xuduuda Somaliland ee Deegaanadasi ay Garoowe u Jirto 5 KM Sida uu Hadalka u Dhigay.

Maxamed Kaahin ayaa Dhanka kale Baaq  Dadban u Diray Dadka Deegaanka SSC Isaga oo Sheegay in Colaad Deegaankaasi ka Bilaabata ay Saamaynta ugu Badan ku Yeelan Doonto Deegaanka SSC.

SOMALI NEWS

To Top