Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Calim Gaas ayaa sheegay in Maamulka Puntland diyaar uu u yahay in uu la shaqeeyo Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in siyaasiyiinta soomaliyeed looga bartay in sanadba mar lacarqaladeeyo Madaxweynaha la soo doorto oo ay hakad gasho shaqadii loo qabanlahaa Bulshada .
Waxa uu shacabka ka codsaday in lataageero Dowlada Madaweyne Farmaajo uu Hogaaminaayo.