Baashe Maxamed Faarax oo Ah Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Somaliland Kana Soo Jeeda Deegaanka SSC oo Maanta Shir Jaraa,id ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa ka Hadlay Dagaaladii Shalay ka Dhacay Deegeenka Tukaraq ee Gobolka Sool.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beesha Maxamed Faarax ayaa Sheegay in Somalia kusoo Duushay Maamulka Somaliland isaga oo weerar af ah ku Qaaday Madaxda Dawlada Somalia iyo kuwa Maamulka Puntland.