WARARKA SOOMAALI

Akhriso:-Dowladda Soomaaliya oo war adag ka soo saartay arrimaha Xajka iyo lacagaha badan ee Shacabka laga qaado…

Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha xajka.

Wasaarada ayaa xustay in ay bilaabayso oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada isla markaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha daneynaya in ay ka shaqeeyaan Arrimaha Xajka iyo Cumrada in ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda muddada udhaxeyso 07/01/2018 – 20/01/2018.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Ow-Qaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay dooneyso in dib u eegis ku samayso qarashka ku baxa Xaajig Soomaaliyeed.

Halkan ka aqriso Warsaxaafadeedka oo dhan:

SOMALI NEWS

To Top